AWAY CALANKII JSL

Mudane mustafe cagjar ayaa diiday in calankii jamhuuriyada somaliland gabi ahaanba lala soo galo goobta ay kuwada hadlayeen labada maamul ee soomaalida itoobiya iyo jamhuuriyada somaliland wuxuuna mustafe cadaystay inuusan wax dawladnimo ah u aqoonsanayn Somaliland oo uu aaminsan yahay Soomaali wayn.

Waxaana arintan cadayn u ah inaan calankii somaliland goobta shirku kasocday lala galin meesha calankii deegaanka, kii onlf oo urur mucaarad ah iyo kii itoobiyaba laga sudhay shirka. Cajab

One thought on “AWAY CALANKII JSL

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.