Ururka TPLF Oo Qaadacay Ansixinta Komishinka Xuduudaha

33 xubnood oo ururka tplf ee deegaanka tigray iyo 4 xubnood oo ururka sepdm ah ayaa si geesinimo leh gaashaanka ugu daruuray fadhigii maanta uu golaha baarlamaanka federalka ku ansixinayay komashinka sharci darada ah ee ay oromada iyo axmaradu rabaaan inay ku xalaashadaan dhulal aysan lahayn.

Hadaba waxay xubnahan geesinimada muujiyay si adaga uga doodeen ajandaha fadhiga oo ahaa ansixinta komashinka xuduudaha deegaanada islamarkaana ay ku tilmaameen mid ka baxsan sharciga iyo tastuurka uyaala dalka.

Dhanka kale waxaa nasiib daro ah in xubnihii baarlamaanka deegaanka soomaalida ee 24ka xubnood ahaa ay xaadir ku ahaayeen madasha lagu doodayay oo aysan ka doodin ajandaha la ansixinayay oo ah mid aad saamayn wayn ugu yeelan doona deegaankeena islamarkaana dhul soomaaliyed lagu qaadan doono indhaheena oo shah ah.

Ugu danbayna waxaa cod aqliboyad leh lagu ansixiyay ajandihii xaaraanta ahaa ee ay wateen ADP iyo ODP islamarkaana rabaan inay ku xalaashadaan dhulal ay deegaano kale leeyihiin oo ay kamid tahay deegaankeena.

2 thoughts on “Ururka TPLF Oo Qaadacay Ansixinta Komishinka Xuduudaha

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.