WAJAALE MUUSE BIIXI IYO MUSTAFE CAGJAR

Magaalada Wajaale waxaa kasocda shir u dhexeeya labada maamul ee Somaliland iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Shirkan ayaa wuxuu daba socdaa booqashadii odayaal dhaqameedka (Abagadhaha)oromadu ay kutageen Somaliland iyo fariin kasocota Abiy Ahmed oo lafilayo inay xidhiidh soo celintii itoobiya iyo Somaliland tahay kadib markuu Abiy Soomaaliya mooyee, Somaliland magaranayo yidhi ee xidhiidhkii kajartay islamarkaana qunsuliyadii Hargeisa uu karartay.

Dhanka kale, waxaa shirkan lagu tilmaamay inuu yahay shir qarsoon oo aysan itoobiyaba ogayn balse uu soo diyaarsaday Mustafe Cagjar maadaama uu khilaaf xoogani soo kala dhex galay isaga iyo madaxwaynaha deegaanka oromada Lemma Magarsa, sidaadarteedna uu mustafe rabo siduu ugu qalqaalin lahaa Somaliland inay joojiyaan xidhiidhka ganacsiga ee kadhexeeya oromada iyo Somaliland ee gaar ahaan Jaadka iyo khudaarta isagoo kadabaakhtamaya fariintii ay odayaal dhaqameedka oromadu wadeen maalinkii dhawayd.

Ugu danbayn, waxaa itoobiya kasoo socda saansaan burbur oo baahsan sida ay siyaasiyiin badani saadaalinayaa waxaadna kugaran gartaa dagaalada gudaheeda kasocda oo sii xoogaysanaya iyo kala qoqobnaan soo kala dhex gashay xidhiidhkii deegaanada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.