FARMAAJO:

TACSI UJOOG:

Madaxwaynaha dawlada federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ma tacsi ujoog unbaa iyo tacsi dirid?

Mar walba waxaan aragnaa isagoo qarax Al-shabaab gaysatay oo shacab tiro badani kunafwaayeen qaar badana kudhaawacmeen katacsiyaynaya ee tolow ma Al-shabaab xayaysiin buu meesha ujoogaa?

Wuxuu haystaa ciidankii Africa oo dhan ee Amisom, kuwii Turkeyga iyo kuwii dalka Soomaaliya oo kaladuwan wuxuuna kali ah kaxorayn la’yahay Al-shabaab gobolka Banaadir gaar ahaan caasimada Muqdisho.

Hadaba maxay tahay waxa uu meesha ujoogo? Ma kali ah inuu tacsi diraa?

Amnigu waa hawsha kali ah ee jiritaanka qaranka ugu muhiimsan ilaa hadana waxba kama uusan qabanin, Al-shabaabna qaraxii way wadaa, dadkiina dhamaa. Marka, ma tacsiyayntiisa unbaan daawanaa?

Armaajo xasilin amni makarayee, Soomaaliyeey aan maka tashanaa? Mise tacsiyayntiisaa dawladnimo ah oo aan daawanaa??

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.