FREE MAXAMED YARE

DARAWAL AAN DANBI GALIN MAXAA LAGA XIDHI? MA AARGOOSI BAA??

Waxaa wax lala yaabo ah dawlada mustafe cagjar sheeganayo inay xataa kamaaransiin waydo darawaliintii masaakiinta ahaa ee aan waxba galabsanin wax danbi ahna aan lagu haynin balse loo xidhayo kali ah mas’uul dawladii hore kamid ah ayuu gaadhi uwadi jiray.

Runtii waa wax laga yaqyaqsado dawladnimana saasi ma aha ee waa dad dumis. Darawalkan Maxamed yare ahna waa markii labaad ee loo xidho kali ah inuu gaadhi uwadi jiray mas’uul xukuumadii hore kamid ah,

Sidaasdarteed, waxaan leenahay FREE darawalka MAXAMED YARE ah ee isagoon waxba galabsanin inta lagaraacay hadana laxidhay iyo waliba dhalinyarada tirada badan jeelasha deegaanka ee gobol kasta kabuuxda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.