CMC

Xukuumadi DDSI ee MW CMC ee Barakaysnayd sanadihii 2008 iyo 2009 oo Kali ah Mashaariicaha MEGA PROJECTSka ee ay Fulisay Halkan ka akhriso.

WAXQABADKII LABA SANO KALI AH

  1. Madaxtooyada cusub.
  2. Garoonka diyaaradaha kabridahar
  3. Buundada waangay…
  4. 96 Hafar dam oo laga fuliyay guud ahaan degmooyinka oo dhan
  5. Warshada hilibka
  6. Warshada caanaha
  7. Warshada saliida
  8. Warshada furaashyada..
  9. Maxjarka dhoofinta xoolaha
  10. Garoonka kubada cagta ee jigjiga
  11. Todobobuundo oo ah kuwa waawayn
  12. Sagaal kuliyadood
  13. Hal jaamacad: Kebridahar university
  14. Real stateka jigjiga ee dulqabaw.
  15. Laydh galinta Gode iyo Fiiq oo ah kuwa ugu quwada wayn bariga Ethiopia.
  16. Shan iyo labaatan degmo, laba gobol iyo laba ismaamul magaalo.
  17. Shaqaalaysiinta 7,000 oo aqoonyahan.
  18. Socdaaladii qurbaha ee sida AUSTRIALIA.
  19. 45,000 oo qof oo Shaqo abuur iyo daymo lasiiyay.
  20. Soo iibinta 200 oo cagafyada dhulka qodaalka ah, 20 kuwa gooya beeraha, baldoosaro ama caqli badanta, iskarogooyin iyo machinary kale oo waaweyn.
  21. Soo iibinta 10 baabuur oo ah kuwa dab damiska.
  22. Ceel Biyoodka Dhagaxmodaw ee Gobolka Jarar.
  23. Ceel biyoodka sagag ee gobolka Nogob…
  24. Ceel Biyoodka Dhanaan ee gobolka shabeele.
  25. Ceel Biyoodka Awaare ee Gobolka jarar
  26. Ceel Biyood Daroor ee gobolka jarar…
  27. Ceel biyoodka wardheer ee Gobolka Doolo.
  28. Ceel Biyood Lehel Yucub ee Gobolka Doolo.
  29. Buundada Weyn ee Togga Faafaneed.
  30. Kulliyada farsamada ee Dhagaxbuur.
  31. Kulliyada Tababarada Macalimiinta TTC ee kabridahar.
  32. Hospitalka wayn ee Kabri Dahar.
  33. Biyo xidheenka Weyn ee MARAACAATO
  34. Biyo Xidheenka weyn ee BAKA.
  35. Biyo Xidheenka weyn ee GOOMAAR.
  36. Biyo Xidheenka Weyn ee WIJIWAAJI.
  37. Buundada weyn ee Geel doox.
  38. Guryo Wadareedka Real Estateka Garabcase ee MM JGJGA iyo Qaar Kaloo Badan, Inkastoo aanaan halkan kusoo koobi karin waxqabadka Xukuumada DDSI Kataabagalisay Guud Ahaanba Deegaanka Soomaalida Ethiopia Hadana Intaas baan kaxasuusanaa oo laqabtay laba sano kali ah marka //af ceel laguma qodo //

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.