GUDOOMIYIHII URURKA OO ISCASILAY

IPHONE8 AND PIZA

Sida ay wararku nagu soo gaadhayaan waxaa wakhti xaadirkan iscasilay gudoomiyihii ururka IPHONE8 AND PIZA mudane Cabdirashiid Cali Shucaac iyo waliba kuxigeenkiisii mudane Caydaruus Axmed Cabdi.

Wali lama shaacinin sababta ay xilalkii ururka isaga casileen gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisu balse waxaa loo badinayaa iskudhac kayimid labada xisbi ee iphone8 iyo waaqwaaq oo kuheshiiyay inay iskudarsamaan si ay ONLF meesha uga saaraan ayaa waxaa la isku afgaran waayay kadib markay onlf booska kasaaraan sidii ay xilalka uwadaagi lahaayeen, muran maalmo qaatay kadibse waxay labadan mas’uul utanaasuleen maadaama uu xisbigoodu labadooda oo kaliya ahaa inay iscasilaan si uusan xisbigoodu usii jirin islamarkaana ay dhulka lagalaan xisbiga waaqwaaq ee uu gudoomiyaha kayahay Khadar jigre Mr. Dibiro wayne(Buufaa) oo rabay inuu awood qaybsi kuyeesho hogaaminta onlf.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.