HEEGO

AWAY HEEGO?

Ururka dhalinyarada kacaanka gaamuray ee HEEGO waxaan usheegaynaa inuu wakhtigeenii dhawyahay oo maalmo qudh ah uun ay inoo hadheen.

Sidaadarteed, meel kasta oo dal, dibad iyo dunidaba aad kajoogtaan waxaan idinku dhiirigalinaynaa inaad maalmaha inoo dhiman halgankeenii aad sii laba jibaartaan.

CMC inaan soo daysano waa muqadas shacabwaynaha deegaankuna inaga ayay inooga fadhiyaan waayo dhibkii mustafe cagjar baa ummada karray inuu mustafe tagayana waa muqadas oo cadayn kale uma baahna maadaama ay oromadii keentayba kala xaabo urursanayso isuna hub urursanayso.

Marka waxaa la inooga fadhiyaa isdaba raacinta oromo iyo mustafe.

Ciddii heego ah hahadasho, waliba dhiiranaantiina comment kumuujiya cadawgu hajabee.

GUUSHU WAA DHANKEENA.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.