XOG CAFIS AH

Ilo wareedyo aanaan xaqiijinin baa kuwaramaya in sanadka cusub ee 2019ka cafis loo fidinayo dhamaan maxaabiistii uxidhnayd siyaasada ee heer dal ee ilaahay run ha inooga dhigo.
Ciddii xog dheeri ah kahaysa fadlan hanala soo xidhiidho.