JAWAR: GUDIGA FULINTA HALAGU DARO

JAWAR: GUDI FULIN LA’AAN MA AHA

Walaalkeen ahna ninkeena ninkiisa mudane Jawar Mohammed waa in laga dhigaa xubin gudiga fulinta ee DDS kamid ah maadaama oo uu yahay ninkii isbadalka dalka kadhacay kadanbeeyay islamarkaana deegaankeena uhorseeday isbadalka baaxada leh ee uu mustafe kuyimid kaasoo inoo horseeday dhimasho iyo dhaawac tiro badan, burbur, qaxar, qulub, gummaad, dhac, kufsi, sharci la’aan, boob, oon iyo harraad, hoog iyo halaag, iyo busaarad fara badan mudo gaaban gudaheed.

Sidaadarteed, waxaan hogaaminta XDSHSI oo uu ugu horeeyo shirgudoonku mudane Axmed Shide aan kacodsanaynaa inuu shirwaynaha kusoo doqomo Jawar Mohammed si loogu doorto xubin gudi fulinta kamid ah si uusan inooga reebin isbadalka uu isagu keenay ee hooga iyo halaaga kusalaysan.

Mar labaad iyo mar sadexaadba Jawar Mohammed waa inuu kamid noqdaa gudiga fulinta deegaanka soomaalida.

Fariintan waxaa noo soo diray xubin kamid ah hogaaminta ugu saraysa deegaanka ee maanta.

Sidaad doonto uqaado.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.