OGADEN UDHAMAATAY

Reerkii sheegan jiray ogaden wuxuu soo socdaba mustafe cagjar ayaa dhuunta ugu shubay kadib markuu sheegay inay deegaanka 40% oo kali ah leeyihiin.

Horay looma maqal loomana arag oo waa arin ugub ah. Marka, sidaas samaynaya inuu dhul soomaaliyeed

ilaalin iyo in kale maxaad umalaynaysaan?? Ileen wakaas soomaali iskudirkeeda kashaqaynayee siduu u ilaalin dhulkeeda??

Eritrea orders border shutdown with Tigray

  • Security tightens at Bure/Assab border with Afar.
  • Afar youth blocked roads from Tigray.

26 Dec 2018- (EP) The unregulated border crossing between Ethiopia and Eritrea is finally closed this morning.

Two key crossing border points, Bure and Zalambessa (pictured) were officially opened following the rapprochement between the two countries on September 10, 2018.

Speculation was rife that the latter would be closed for ‘security’ reason after the failed assassination attempt on former Eritrean defence minister General Sibhat Ephrem in Asmara last week.

At Ethiopian side, border guards are asking federal or institutional permit to let people enter Eritrea. However, those in Ethiopia already can return to Eritrea without permission – and the other way around.

Economically, the unregulated trade at the border, where there appear to be little customs or immigration controls, risks opening a “shadow monetary front” where an exchange rate is being governed by largely speculative perceptions from both sides of the border.

Meanwhile, Afar youth have blocked roads from Tigray after Eritrea increased security at Bure border near Assab port city. The reopening at Bure border in Afar region was planned to give landlocked Ethiopia access to the sea.

ETHIOPIA:

“#Ethiopia is going through one of the fastest growing displacement disasters worldwide. Three million people have been forced to flee their homes over the past 18 months because of an increase in inter-ethnic violence”. EuroNews.

JAWAR: GUDIGA FULINTA HALAGU DARO

JAWAR: GUDI FULIN LA’AAN MA AHA

Walaalkeen ahna ninkeena ninkiisa mudane Jawar Mohammed waa in laga dhigaa xubin gudiga fulinta ee DDS kamid ah maadaama oo uu yahay ninkii isbadalka dalka kadhacay kadanbeeyay islamarkaana deegaankeena uhorseeday isbadalka baaxada leh ee uu mustafe kuyimid kaasoo inoo horseeday dhimasho iyo dhaawac tiro badan, burbur, qaxar, qulub, gummaad, dhac, kufsi, sharci la’aan, boob, oon iyo harraad, hoog iyo halaag, iyo busaarad fara badan mudo gaaban gudaheed.

Sidaadarteed, waxaan hogaaminta XDSHSI oo uu ugu horeeyo shirgudoonku mudane Axmed Shide aan kacodsanaynaa inuu shirwaynaha kusoo doqomo Jawar Mohammed si loogu doorto xubin gudi fulinta kamid ah si uusan inooga reebin isbadalka uu isagu keenay ee hooga iyo halaaga kusalaysan.

Mar labaad iyo mar sadexaadba Jawar Mohammed waa inuu kamid noqdaa gudiga fulinta deegaanka soomaalida.

Fariintan waxaa noo soo diray xubin kamid ah hogaaminta ugu saraysa deegaanka ee maanta.

Sidaad doonto uqaado.

Of Eeggaannoo Qeeroo

Muddee 24/2018. Of Eeggaannoo Qeeroo Aanaa Jimma Horootif. Humnii waranaa Wayyaannee gannaamaa haraa naannoo gara Nakkaaroo irraa bufaatee turtee halkaan kana sa’a 3:30ti kaastee Ganda kaba sayyooti gadi namiitee waan jirtuuf qeeroon gandiichaa keessaa jirtaaniif Magalaa Arojii Waddoo of egannoo akkaa gottaan. Dabalaatan humnii magalaa Nuunnuuti haftee keessee yeroo ammaa kana Ganda Koyyee keessaa demaa wan jirtuuf Ganda Koyyee fi Gomboo keessaa kan jirtaan Qeeroon Billisumaa Oromoo fi hawaasni Keenyaa akkaa of egaannoo gotaan cimsinee isiin hubaachifna.

CAFIS

XOG CAFIS AH

Ilo wareedyo aanaan xaqiijinin baa kuwaramaya in sanadka cusub ee 2019ka cafis loo fidinayo dhamaan maxaabiistii uxidhnayd siyaasada ee heer dal ee ilaahay run ha inooga dhigo.

Ciddii xog dheeri ah kahaysa fadlan hanala soo xidhiidho.